Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 14 2008
Isku Duwihii Canshuuraha Gobolka Hiiraan oo Xalay Laga sii Daayey Xabsiga
Written by Ali Moallim   
Thursday, 14 August 2008

Baladweyne, (insidesomalia.org) - Waxaa xalay laga sii daayay xabsi ku yaala Baladweyne isku duwihii dowladaha hoose ee Gobolka Hiiraan Cabduqaadir Afdhuub Makaraan, iyadoo dhawaan ay xireen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolkaas.

 

Xariga Mas'uulkaan ayaa loo aaneeyay ishortaag uu ku sameeyay canshuuraad uu Guddoomiyaha Degmada Baladweyne Aadan Cabdi Ciise (Aadan Garaase) kusoo rogay ganacsatada iyo gaadiidleyda Gobolkaas ka shaqeeya.

 

Makaraan ayaan la ogeyn sababta dhabta ah ee keentay in la sii daayo, isaguna kama hadlin saxaafada, waxaase warar hoose ay sheegayaan inuu ogolaaday qorshaha Aadan Garaaso uu wato.

 

Odayaasha Golaha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan ayaa iyaguna dhankooda horay ugu gacansayray go'aanka canshuuraadka ah ee lagu soo rogay Gobolka, waxayna ku tilmaameen kuwo aan suurogal ahayn.

 

Aadan Garaaso ayaa dhankiisa ku adkeystay inuu wadayo cashuuraadka, waxaana hadalo badan kasoo celiyay canshuuraadkaan ganacsatada Gobolka, balse waxaa muuqata in lagu qasbay.

 

Degmada Baladweyne ayaa dhanka kale laga sheegayaa amaandarooyin aad u xoogan iyadoo habeenkii dadka rayid ah ay dhac u geysteen kooxo hubeysan oo aan la garanayn.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >